(Sawirro) Maxaa ka jira in Meydadka dad u dhintay COVID-19 lagu gubay Hargeysa?

Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland wararka naga soo gaaraya ayaa waxay sheegayaan in halkaas lagu gubay Meydadka dad la sheegay iney u dhinteen Cudurka COVID-19. Degaan lagu magacaabo Xeedho oo ku yaalla Waqooyiga Magaalada Hargeysa ayaa la sheegay in lagu gubay meydadka dad ajaaniib ah oo cudurka u dhintay sida ay dad goob joogayaal … Continue reading (Sawirro) Maxaa ka jira in Meydadka dad u dhintay COVID-19 lagu gubay Hargeysa?